Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Suldaan cabdiraxmaan bade oo cadeeyay sababta ka danbaysa in xilka laga qaado cabdi maxamuud cumar

Tan iyo markii xilka madaxweynaha DDSI Laga wareejiyay cabdi maxamuud cumar waxaa soo baxayay warar ku saabsan cida sida rasmiga ah xilka uga qaaday ama dacwad ka gudbisay.

 

Suldaan cabdiraxmaan bade wuxuu ka mid yahay odoyaal ku shiray magaalada diri dhaba ee dowlad deegaanka soomaalida itoobiya wuxuu si cad u sheegay in ay kaalin wayn ku lahaayeen in xilkiisa uu waayo madaxweyne cabdi maxamuud cumar ka dib markii ay u dulqaadan wayeen dhibaato sida uu sheegay lagu hayay shacabka DDSI qaar ka mid ah

Hoos ka dhageyso codka

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Xildhibaan Xasan Cabdi “Qofka Aan Waajibkiisa Gudan Waa Lala Xisaabtamayaa”
- Dec 13, 2018
Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ...
DHAGEYSO:-Somaliland oo ka jawaabatay war ka soo yeedhay wasiirka kaluumaysiga Somalia
- Dec 13, 2018
Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Maamulka Somaliland Xasan Gaafaadhi, ayaa sheegay in aanu khusayn ...
DHAGEYSO:-Ambassador C/salaan Xaaji “Madaxweyne Farmaajo Ha Dejiyo Xaaladda Siyaasadeed”
- Dec 13, 2018
Ambassador C/salaan Xaaji ayaa ka hadlay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ...