Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-TOPNEWS Siyaasi Faarax Macalin “In la soo xidho Madaxweynihii hore ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar waa Guul”

Siyaasi Faarax Macalin oo ka mid ah dadka sida wayn ula socda siyaasada geeska africa ayaa sheegay xadhigii Madaxweynihii hore ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ay tahay Guul wayn sida uu hadlakiisa u dhigay

Dhanka kale faarax macalin ayaa waxa uu shacabka DDSI ugu qaabay in ay Midoowaan.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. ali says:

    Beenaale weyn waaya ninkane, 550 arday oo u kuu sheegeeya waa kuwa ka keenay hargeysa oo marka wajji oo karaad saanayay. haddii u wax qabad u leeyahay muxuu baadi muunda u yahay




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo shuruud ku xiray in Dowladda Somalia aqbasho dhaliisha mucaaradka
- Feb 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta soo xiray ...
MUUQAAL:-Faarax Murtiile oo Ka Jawaabey Wararka Sheegaya in Somaliland Xirayso
- Feb 21, 2019
Faarax Murtiile oo ah Fannaan /Abwaan siweyn looga yaqaan dhulka Soomaalida ayaa dhowaan madaxweynaha ...
AKHRISO:-Qodobadii Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Ee Puntland
- Feb 21, 2019
Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ...