Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Al-Shabaab oo laga qabsaday deegaan ka tirsan Shabeelaha hoose

Ciidamada Xoogga Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo isgarabsanaya ayaa maanta waxa ay la wareegeen deegaanka Gaaywiroow oo ku yaalla duleedka degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Ciidamada ayaa inta aysan tuulada la wareegin waxa ay dagaal kala kulmeen dagaalamayaal ka tirsan  Shabaab.

Lama oga in ay baaqi kusii noqon doonaan ciidamadan qabsaday tuulada Gaaywiroow oo ku dhaw magaalada Qoryooleey.

Ugu danbeyn lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkii saaka xili hore dhacay ee Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay kula wareegeen tuulada Gaaywiroow.

 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DEG-DEG:-Madaxweyne Farmaajo iyo Wafti uu Hoggaaminayo oo Goordhaw Ka Dhoofay Dalka….
- Feb 23, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw ka ...
Ururada Daacish iyo Alshabaab oo uu Dagaal ku Dhex maray Gobalka Bari
- Feb 23, 2019
Warka ka imaanaya deegaanka Dhaadaar ee gobolka Bari ayaa sheegaya in saaka waaberigii uu ...
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland”Baardheere waxaan u joogaa in aan Xaliyo Xiisadda ka jirta”
- Feb 23, 2019
Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo wareysi siiyay Kalfadhi ...