Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Akhriso:-Arji soo Qorista Gudoomiyaha Bankiga Dhexe Maxay ka dhigan tahay?

  1. Waxaa bishaan August 2, 2018 jornalka”THE ECONOMIST” lagu soo daabacay arrin la yaab leh oo ku saabsan arji loo soo qoranaayo Guddomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya. Arrintaan ma aha dhacdo ku ugub Soomalida oo keliya ee waa addunka oo dhan midan aan horay loo arag. 

Guddoomiyaha bankiga dhexe ma aha xisaabiye ama shaqaale xirfadle ah oo la yiraahdo arji soo qoro. Wasiirada dowladda ayu ka sarreya haddi si loo dhigo maxaayeelay wuxuu jaangooyaa umuuraha dhaqaalaha ee wadaankasta sida: Sicir bararka “inflation”, hoos u dhigidda ascaarta “devaluation”, Macaashul macaashka “interest” iyo wax alla wixii ku saabsan kubcinta dhaqaalaha iyo soo bandhigidda xaalada dhaqalaha iyo lacagta ee waddanka. Lacagta soomaaliya iyo wadamada intooda badanba waxaa ku saxiixan GODDOMIYAHA bankiga dhexe. Taasi waxay ku tusaysaa muhiimadda Jagadaan in aysan ahayn mid arji loo qorto. Waxaa igu maqaalaha in lacag aad u badan logu bixiyey xayeysiiska jornalka”The economist” taas oo aan loo baahneyn ayadana.

Recruitment of a Governor for the Central Bank of Somalia

Somalia is emerging from conflict and rebuilding its economy, including its key economic institutions.  The position of Governor of the Central Bank of Somalia (CBS) will fall vacant on November 1, 2018.

The new Governor will lead the CBS through major ongoing reforms, including the issuance of a new national currency, rebuilding the CBS’s institutional capacity, developing monetary instruments, and implementing the CBS’s mandate, which includes the development of financial intermediation and regulation of the financial system.

The Governor is the chief executive officer of the CBS and is responsible for its management under the general direction of the Board of Directors. The Governor also serves as the Chair of the Board, and is the principal representative of the CBS in its relations with the Federal Government of Somalia, other public entities and bodies and international financial institutions.

The successful candidate must hold a university degree in monetary, financial, banking, accounting, legal or economic matters and have at least twelve years’ experience in the field of economics, banking, finance or law, preferably internationally. Strong preference will be given to those with international banking experience.

He/she will be a strong communicator, have good interpersonal skills, and be able to demonstrate strong leadership, management and policy skills. The successful candidate will have held a senior managerial position in a Central Bank, Government agency, private financial institution or an international organization.   He/she must be fully conversant with the functions and operations of a Central Bank.    He/she must also be fully conversant with monetary policy and issues relating to financial sector regulation and development.

The successful candidate will be a person of undisputed integrity and standing.  He/she shall be appointed by the President upon the proposal of the Council of Ministers and shall hold office for a period of four years, with the possibility of a reappointment for one more term.

Remuneration will be commensurate with the qualification and experience of the candidate selected and will be competitive.

 

 


Abdulkdir Aden Jangelione@yahoo.com

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DEG-DEG:-Madaxweyne Farmaajo iyo Wafti uu Hoggaaminayo oo Goordhaw Ka Dhoofay Dalka….
- Feb 23, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw ka ...
Ururada Daacish iyo Alshabaab oo uu Dagaal ku Dhex maray Gobalka Bari
- Feb 23, 2019
Warka ka imaanaya deegaanka Dhaadaar ee gobolka Bari ayaa sheegaya in saaka waaberigii uu ...
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland”Baardheere waxaan u joogaa in aan Xaliyo Xiisadda ka jirta”
- Feb 23, 2019
Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo wareysi siiyay Kalfadhi ...