Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Cabsi Xoogan Oo Ka Taagan Magaalada Jigjiga

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jigjiga ee xraunta Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa ku warramaya in saakay cabis ay ka taagan tahay gudaha magaaladaasi.

Rabshada xoogan oo mar kale ka dhaca Jigjiga ayaa laga cabsi qabaa, sida ay ay warbaahinta u shegeen dadka ku nool magaalada jig jiga ee xarunta dowlad deeganka soomaalida itoobiya

Xaaladda ayaa kacsan, iyadoona laga baqayo in dadweyne ka careysan falkii Ciidamada Ioobiya ay ku kaxeyteen Madaxweynihii hore ee Ismaamulkaasi Cabdi Maxamuud Cumar ay isugu soo baxaan gudaha magaaladaasi.

Ciidamo fara badan oo isugu jira milatari iyo Boolis ayaa lagu arkayaa waddooyinka magaalada Jigjiga, si ay uga hortagaan rabshado ka dhaca halkaasi.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Taageerayaasha Farmaajo iyo Mucaaradka dagaal aan wax leysula Harin”
- Dec 13, 2018
https://youtu.be/gGmQsWGPcMw
DHAGEYSO:-Xildhibaan Xasan Cabdi “Qofka Aan Waajibkiisa Gudan Waa Lala Xisaabtamayaa”
- Dec 13, 2018
Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ...
DHAGEYSO:-Somaliland oo ka jawaabatay war ka soo yeedhay wasiirka kaluumaysiga Somalia
- Dec 13, 2018
Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Maamulka Somaliland Xasan Gaafaadhi, ayaa sheegay in aanu khusayn ...