Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxweyne Ahmed “Shacabka Iyo Mas’uulayiinta DDSi Dib Shaqada ha u bilaabaan

Magaalada JigJiga ee caasimada ismaamulka Soomaalida Ethiopia ayaa guud ahaanba laga saaray ciidamadii dowladda federaalka Ethiopia, kadib markii kacdoono xoogan ay kala soo horjeesteen shacabku ciidamadaasi.

Qaar kamid ah waddooyinka waaweyn ee magaalada Jigjiaga ayaa lagu arkayey dad weyne aad u cadhaysan oo wata budhadh, baangado iyo dhagaxaan kuwaas oo iryanaya qaar kamid ah ciidamada Ethiopia.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Xildhibaan Xasan Cabdi “Qofka Aan Waajibkiisa Gudan Waa Lala Xisaabtamayaa”
- Dec 13, 2018
Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ...
DHAGEYSO:-Somaliland oo ka jawaabatay war ka soo yeedhay wasiirka kaluumaysiga Somalia
- Dec 13, 2018
Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Maamulka Somaliland Xasan Gaafaadhi, ayaa sheegay in aanu khusayn ...
DHAGEYSO:-Ambassador C/salaan Xaaji “Madaxweyne Farmaajo Ha Dejiyo Xaaladda Siyaasadeed”
- Dec 13, 2018
Ambassador C/salaan Xaaji ayaa ka hadlay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ...