Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Taliska Ciidanka puntland oo Garoowe Dagaal Kaga Dhawaaqay

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    SHAREECADA ISLAAMKU DADKA OO DHAN AYAA KUKALA NABADGALAAYA.

    MARKII HOREBA QALAD AYAY AHAYD IN SHARCIGA ALLA LALA DAGAALAMO. SANADKII 1993DII ILAA IYO MAANTA GOBOLADA *PUNTLAND WAXAA LAGULA DAGAALAMAAYAY’ CULIMADA IYO SHAREECADA ISLAAMKA SIDDI LOO HORISTAAGILAHAA??

    WAXAA SOOMAALIDU KUMAAHMAAHDAA *MARTI MUUMIN NINKII CARAABIYA” MARTI SHAYDAAN AYAA U SOOHOYATA??

    SIDAASI DARTEED SIYAASIYIINTA REER PUNTLAND WAA INEY WAXKABADALAAN’ KUTUMASHADA DIINTA ISLAAMKA IYO EHELKEEDA IYO INEY WALIBA KUFAANAAN!! MUSLIMIIN AYAANU XASUUQNAY’ 1993DII ILAA MAANTA, IYO WALIBA DHULKA AYAANU KAXOREEYNEYNAA?? HADALKAASI WAA GAFWEYN?? WAANA KIBIR IYO DHAQAN XUMO??

    DHULKA AYAA LAGAXOREEYNAAYAA?? AYAANA LOOXOREEYNAAYAA?? WAXAASI WAA DHAQAN (YUHUUDEED IYO NASAARO) OO AAMINSAN IN DHULKOODHAN AY IYAGULEEYIHIIN” MUSLIMIINTUNA AYSANBA *XAQ ULAHAYN) INEY “DUNIDABA KUNOOLAADAAN??

    WAA SABABTAAS DARTEED WAXA LOOGA DHAADHICIYAY! MADAXDA SOOMAALIDA IN DHULKA LAXOREEYO?? OO SIDEEBAA LOOXOREEYNAAYAA??

    JAWAABTU WAXAYTAHAY MEELKATA OO CIIDAMADA SHISHEEYUHU JOOGAANBA WAA XAR? MEESHII AY SHACABKA SOOMAALIYEED JOOGAANA XOR MA’AHAN??

    SIDAASI DARTEED DALKA INTA (XABASHIDU) XOOG KUJOOGTO” WAA XOR?? INTAKALANA XORMA’AHAN??

    WAXAASI WAAFAKAR DIBADA LAGASOOMALEEGAY AYNA FULINAAYAAN *DAD JAAJUUSIIN AH IYO CALOOSHOODA U SHAQAYSTAYAAL QOOL UGUJIRA KIRISTIYAANKA IYO YAHUUDA WAANA FULAYO!!

    INTABADANA AWOODA DALKA SOOMAALIYA IYAGA AYAA XOOG KUHAYSTA?? WAANA GUUDAHAANBA (MAAMUL GOBOLEEDYADA IYO DOWLADA FEDARAALKA AH)

    HADII AYDAAN DHAQANKA NOOCAAS AH BADALIN DAL IYO DAD MIDNABA MAMAAMULIKARTAAN? SHACABKA SOOMAALIYEEDNA MAMATALIKARTAAN??

    DALKA HALAGA XOREEYO CIIDAMADA SHISHEEYE.
    SHACABKA DHEXDIISANA XUDUUDAHA BEENBEENTA AH IYO XOREEYNTA BEENBEENTA AH LAGAJOOJIYO? SOOMAALIYA DHEXDEEDU WAX XUDUUD AH MAKALA LAHAN XUDUUD (QABIILEEDNA) MAJIRTO SOOMAALIWEYN WAA MID QURA?




ad

Latest News

DHAGEYSO:-DHAGEYSO+SAWIRRO:-Dood Qaran Xiriirka iyo Wadashaqeynta Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada
- Oct 19, 2018
Madasha Talo-Wadaag ayaa Dood qaran oo ku saabsan xiriirka iyo wadashaqeynta Dowladda Federaalka iyo ...
DHAGEYSO:-Qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed oo ka Soo Horjeestay Xeerka Jinsiga Ee Wasaaradda Haweenka ay Golaha Wasiirada Horgeysay
- Oct 19, 2018
Qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed oo warbaahinta kula hadlay muqdisho ayaa  ka Soo ...
DHAGEYSO:-Madaxweyne Farmaajo oo baaq culus u jeediyay Wasiiradda xukuumadda RW Khayre
- Oct 19, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee ...