DHAGEYSO:-Duqa Gaalkacyo oo Dhaliilay Xildhibaano Mooshin ka keenay
Iyadoo dhawaan magaalada Gaalkacyo ay xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka ay sheegeen inay mooshin ka keeneen duqa degmada Gaalkacyo iyagoo ku eedeeyey waxqabad la,aan iyo Musuq maasuq.
Maxamuud Yaasin Axmed Tumey gudoomiyaha golaha deegaanka degmada Gaalkacyo ayaa Shirjaa,id uu ku qabtay magaalada Gaalkacyo warbaahintuna Su,aalo ka waydiisay wuxuu sheegay in xildhibaanada eedaynta u soo jeediyey ay yihiin kuwii dhawaan Dadka Barakacayasha ah ka qaatay lacagta kuwaasoo wali ay dabataagantahay dacwad ka dhan ah Sharciga oo lala tiigsandoono.
Loading...