Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Wararkii Ugu dambeeyey Qaraxyo iyo Dagaal Toos ah oo ka dhacay Agagaarka madaxtooyada

Labo qarax ayaa waxa ay goordhow ka dhaceyn Magalada Muqdisho kuwaas oo jugtooda laga malay qeybo badan oo ka mid ah Magalada Muqdisho, waxana qaraxyada xigay rasaas xooggan oo la isku ridayey.

Qarax koowaad oo ka dhacay Agagaarka taalada SYL oo aan ka fogeyn Madaxtooyada ayaa waxa ka hor la maqlay rasaas xooggan, waxana goobjoogayaal ay sheegeen in gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa uu xoog ku soo gudbay koontoroolka ciidamada, kadibna ay rasaaseeyen sidasina uu ku qarxay.

Waxaa daqiiqado ka dib xigay qarax kale oo jugtiisa laga maqlay Muqdisho, sidoo kale qaraxyo kale oo u muuqday bambaanooyinka gacanta laga tuuro ayaa la maqlay.

Weli lama oga halka sida rasmiga ah weerarka loogu qaaday, waxana goobaha ay wax ka dhaceyn kusii qul qulaya gawaarida gurmadka deg dega ee Ambalaasta.

Ciidamo aad u farabadan oo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa goobta kusii qul qulaya, waxaana qaraxyadaas iyo weerarka uu kusoo aadayaa xilli Wadooyinka Muqdisho intooda badan ay Maanta xiran yihiin.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO SAWIRRO:-Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Dhagax dhiggay terminal-ka Ariportka Magaalada Badhan
- Sep 22, 2018
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa  waxaa uu dhagax dhigay dhismayaasha ...
DHAGEYSO:-Agaasimaha Isbitaalka Madiina Oo Lagu Eedeeyay Musuq
- Sep 22, 2018
Siyaasiga Axmed Baasto oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa eedeen kulul u jeediyay ...
DHAGEYSO:-Hadal uu jeediyay Madaxweyne Gaas oo caro badan dhaliyay iyo Jawaabo laga bixiyay
- Sep 22, 2018
Hadal Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu  ka jeediyay degmada Badhan ee gobolka ...