Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxwaynaha Jubbaland oo Lagu eedeeyey inuu Alshabab La shqeeyo

Madaxweynaha jubbaland ayaa eedayn uga imaanaysa shacabka iyo siyaasiyiinta Jubbaland Musharaxa Madaxwaynaha jubbaland Cabdi M Warsame “Deeq Faandhe” waxuu ku eedeeyey Axmed madoobe inuu la shaqeeyo yahay Kooxda Alshabab.

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Deeq faandhe ayaa marka Hore waxuu Cambaareyey Gaf ay kula kaceen Maamulka Axmed madoobe Taliyihii Ciidanka Xooga Dalka usoo magacaabeen qaybta 43aad Kaas oo Axmed madoobe Garoonka Kismaayo kasoo celiyey, waxuuna Musharaxa Deeq faandhe Sheegay in meel laga galay Dastuurka Soomaliya madama Dowlada Soomaliya ay tahay Waajib saran difaaca Dalka.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-R/wasaare Kheyre oo iclaamiyay nooca Siyaasiyiinta dalka uu u baahan yahay
- Feb 22, 2019
Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay horumarinta, Midnimada iyo dhab u heshiisiinta ...
Al-Shabaab oo odayaal ku xiray Koofurta Gobalka Mudug.
- Feb 22, 2019
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa  waxaa la sheegay in odayaal ay ku xireen  Koofurta Gobolka Mudug ...
Nabi Maxamed (SCW) – Hoggaamiye in tusaale laga dhigto ay tahay
- Feb 22, 2019
Assalamu Calaykum Qayb ka mid ah xalalka dhibaatooyinka umaddeena waxa ka mida in la ...