Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO:-Taliyihii laga celiyay Kismaayo oo maanta xilka la wareegay

Magaalada Garbahaarey ee Caasimadda gobolka Gedo waxaa maanta lagu qabtay Munaasabad uu xilka kula wareegaayay Taliyaha cusub ee qeybta 43aad ee ciidanka Xoogga dalka Sareeyo Guuto Cali Maxamed Maxamuud.

Goobta ay ka dhacday xil wareejinta ayaa waxaa ku sugnaa Saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, waxaana xusid mudan in aysan ka qeyb galin Mas’uuliyiinta maamulka Jubbaland.

Waxaa uu Khudbad u jeediyay Cutubyo ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, waxaana uu sheegay in maanta wixii ka dambeeya ay qaadi doonaan howlgallo ballaaran.

 

Degmada Garbahareey oo ay dagan yihiin Gaaska ugu balaaran ee qaybta 43-aad ayaa ah midii ugu horaysay ee laga aasaasay Jubbaland.

Maamulka Jubbaland ayaa diiday taliyaha in uu kasoo degto Magaalada Kismaayo oo uu ku yaalla taliska ka mid ah qeybta 43-aad ee xoogga dalka Soomaaliyeed.

Gen. Bagmadoow oo horey uga tirsanaan jirey ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, ayaa ka mid ah sarakiishii hore ee ciidamada xooga dalka Soomaaliya

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. calioday says:

    farmaajo wuu dadaalayaa ee bal meesha uu dadaalkiisu gaadho ayaan arkeygaa.




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Wasiirka Deegaanka Somaliland Oo Fariin U Digniin Iyo Hanjabaad Ah U Dirtay Maamulka Puntland
- Nov 13, 2018
Wasiirka deeganka iyo horumarinta deeganka Somaliland Marwo Shugri Xaaji Baandare ayaa waxaa ay  si ...
DHAGEYSO:-Maxkamad ku taala Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay Madixii Amniyaadka iyo Dhaqaalaha Al-shabaab ee Gobolka Mudug
- Nov 13, 2018
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowladda Puntland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay ...
DHAGEYSO:-Hawlgalkii ugu cuslaa oo Garowe ka dhacay & Dad lagu Soo Qabtay
- Nov 13, 2018
Taliska guud ee ciidamada Puntland ayaa magaalada Garoowe gaar ahaan taliska ciidamada isugu yeeray ...