Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-In kabadan 40 Ruux oo ku sumowdey Caano ay Cabeen deegaan hoos yimaada Xanan-buure

In kabadan 40 Ruux ayaa ku sumoobey Caano ay Cabeen kadib markii ay iskugu yimaadeen Xus ama Albari dad reer guuraa ah ay kudhiganayeen Bali-hiile oo hoos yimaada deegaanka Xanan-buure ee Gobalka Galgaduud.

Gudoomiyaha deegaanka Xananbuure Cali Xaashi Faarax oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in dadkaan ay xusayeen waalidkood sidaasina dadkii Caanaha Cabey ay ugu sumoobeen

Gudoomiyaha ayaa sheegay in dadkaan u soo gurmadeen dhaqaatiir Caafimaad oo ka timid magaalada Dhuusa-mareeb haddana ay xaaladooda Caafimaad la tacaalayaan

Xuquuda Waraysigan Waxaa Iska Leh Radio Daljir

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-R/wasaare Kheyre oo iclaamiyay nooca Siyaasiyiinta dalka uu u baahan yahay
- Feb 22, 2019
Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay horumarinta, Midnimada iyo dhab u heshiisiinta ...
Al-Shabaab oo odayaal ku xiray Koofurta Gobalka Mudug.
- Feb 22, 2019
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa  waxaa la sheegay in odayaal ay ku xireen  Koofurta Gobolka Mudug ...
Nabi Maxamed (SCW) – Hoggaamiye in tusaale laga dhigto ay tahay
- Feb 22, 2019
Assalamu Calaykum Qayb ka mid ah xalalka dhibaatooyinka umaddeena waxa ka mida in la ...