Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Deg Deg:-Dil ka dhacay Magaalada Muqdisho

Wararka Aan Ka Helayno magaalada muqdisho,ayaa sheegaya in Kooxo hubeysan ay Goordhaw Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda ay ku dileen Degmada Dharkenley ee Gobolka Banaadir.

Dilka Askariga ayaa la sheegay in ay fuliyeen Dabley ku hubeysaned Bastoolado,kuwaas oo la sheegay in Askari ay toogten,kana qateen Qorigii uu watay,isla markaana Goobta ka baxsaday.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO SAWIRRO:-Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Dhagax dhiggay terminal-ka Ariportka Magaalada Badhan
- Sep 22, 2018
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa  waxaa uu dhagax dhigay dhismayaasha ...
DHAGEYSO:-Agaasimaha Isbitaalka Madiina Oo Lagu Eedeeyay Musuq
- Sep 22, 2018
Siyaasiga Axmed Baasto oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa eedeen kulul u jeediyay ...
DHAGEYSO:-Hadal uu jeediyay Madaxweyne Gaas oo caro badan dhaliyay iyo Jawaabo laga bixiyay
- Sep 22, 2018
Hadal Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu  ka jeediyay degmada Badhan ee gobolka ...