Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Maamulka Jubbaland oo baaq u diray Madaxweyne Farmaajo

Maamulka Jubbaland ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu soo farageliyo Khilaafka ka dhashay magacaabista Taliyaha Ciidamada xoogga qeybta 43-aad.

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayad Aadan ayaa ugu baaqay Madaxweynaha in uu wax ka qabto Khilaafka taagan.

Waxaa uu sheegay in aan maanta loo baahneyn in uu khilaaf soo gala dhex galo Ciidamada xoogga qeybtooda 43-aad, Maadaama ay ku jiraan dagaal ka dhan ah dagaalyahanada Al-Shabaab.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. ali says:

    Wixii aad qarsato waa ku qarsadan. Qorshaha u madaxweynaha ladamac sanyahay jubaland isiga unbay dhibi.
    maalini dhaweyd markii ay dowladda jubaland guul ka gaartay dagaalkii sanguuni, maalin kadib waxa xamar ka soo orday taliya kusheega xoog ciidanka qaranka soomaliiyeed isigoo ka xun libinta guusha ay gaareen wiilasha daraawishta jubaland iyo guutada 43aad. Markaas iyadoo dagaal lagujiro ayuu taliyaha 43’aad shaqada ka fadhiisiyay.
    madaxweeynaha maxa si ka eh? Nin adhiga lagu aamini waaye ayu geela u dirsadaa. Haddee wakaa hee maanta geeli waa u kaa kala didiyay




ad

Latest News

DAAWO SAWIRRO:-Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Dhagax dhiggay terminal-ka Ariportka Magaalada Badhan
- Sep 22, 2018
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa  waxaa uu dhagax dhigay dhismayaasha ...
DHAGEYSO:-Agaasimaha Isbitaalka Madiina Oo Lagu Eedeeyay Musuq
- Sep 22, 2018
Siyaasiga Axmed Baasto oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa eedeen kulul u jeediyay ...
DHAGEYSO:-Hadal uu jeediyay Madaxweyne Gaas oo caro badan dhaliyay iyo Jawaabo laga bixiyay
- Sep 22, 2018
Hadal Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu  ka jeediyay degmada Badhan ee gobolka ...