Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Dhibaatooyinka ka dhaca Muqdisho oo la sheegay in ay istaagi doonin ilaa iyo inta Dowladda ay Nabad ku soo dabaaleyso Goboladda Sh/Hoose & Sh/Dhexe

Guddoomiyaha Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose,Maxamed Cismaan Cali (Yariisoow) oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Danan ee Magaalada Muqdisho,ayaa sheegay in dhibaatada iyo qaraxyada ka dhaca Muqdisho aysan joogsan doonin,ilaa iyo inta Dowladda uu Hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ay wax ka qaban doonto dhibaatoyinka iyo tacadiyada ay Al-shabaab ku hayaan Shacabka ku nool Gobolada Shabeella Hoose iyo Shabeella Dhexe.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-R/wasaare Kheyre oo iclaamiyay nooca Siyaasiyiinta dalka uu u baahan yahay
- Feb 22, 2019
Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay horumarinta, Midnimada iyo dhab u heshiisiinta ...
Al-Shabaab oo odayaal ku xiray Koofurta Gobalka Mudug.
- Feb 22, 2019
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa  waxaa la sheegay in odayaal ay ku xireen  Koofurta Gobolka Mudug ...
Nabi Maxamed (SCW) – Hoggaamiye in tusaale laga dhigto ay tahay
- Feb 22, 2019
Assalamu Calaykum Qayb ka mid ah xalalka dhibaatooyinka umaddeena waxa ka mida in la ...