Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Prof. Samatar oo hadal ka jeediyey Hargaysa “Abtiyaashay (Isaaq) Cadaalad ma laga Helayaa”

Prof. Axmed Ismaaciil samatar oo Khudbad ka jeediyey munaasibad lagu qabtay magaalada Hargeisa, ayaa ka hadlay Horumar kala duwan ee magaalada ay samaysay, Balse wuxuu xusay inay u baahan tahay in wax laga qabto Wadooyinka iyo Nadaafadda.

Isagoo ka hadlayey Arimaha Cadaaladda ayuu sheegay hadii aan waxba la qaban  oo meesha ay ka baxdo Cadaaladu ay noqon doonto meel-habaaran, Wuxuuna Su’aal iska waydiiyey in Abtiyaashii (Isaaq) laga Helayo Cadaalad, isagoo Tusaalle usoo Qaaday dood dhexmartay Bulshada kasoo jeeda Sool iyo Sanaag oo Arintaasi waydiiyey isaga. “Ugu dambayn wuxuu  soo Jeediyey in Karti , Cadaalad  iyo Wadajir la keeno ”

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Madax Dhaqameed Puntland Ka Yimid Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyey Iyo Ujeedkooda
- Sep 24, 2018
Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Hargeysa waxaa lagu soo dhaweeyey madax dhaqameedka ka mid maamulka ...
MUUQAAL:-Safarka madaxweynaha DDS uu ku tagay Qabribayax & Xog kale oo badan
- Sep 24, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=gA65ENJhVUc
DHAGEYSO:-Gudoomiye Sufuroow Oo Ka Hadlay Xilka Qaadista Lagu Sameeyey
- Sep 24, 2018
Gudoomiyihii horre ee Gobolka hiiraan Cabdulaahi axmed Maalin Sufuroow Oo Ka Hadlay Xilka Qaadista ...