Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOPNEWS:-Guddiga Baarlamaanka Arrimaha Diinta oo ka digey in sanadkan Soomaalida aysan gudan waajibaadka xajka

Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan Garsoorka,Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa ka digey in sanadkan ay xujayda Soomaaliyeed ay awoodi waayeen inay gutaan waajibaadka gudashada Xajka sababo la xiriira shirkadaha  diyaaradaha ee daabula xujayda joogta gudaha dalka Soomaaliya.

Qoraal uu guddigan u gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa  waxaa ay ku sheegeen in wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ay la wareegtay sanadkan arrimaha maamulk xajka.

Guddigan ayaa waxa ay sheegeen in labo shirkadood oo tan iyo burburkii xukuumadi hore ee Siyad Barre maamulaysay arrimaha xajka haatan lagu soo kordhiyay shirkado kale oo aan ruqsad ka heysanboqortoyada Sacudi Carabiya isla markaana haysan  diyaarado tegi kar sacudi Carabiya.

Ugu dambeyn guddiga ayaa waxa  ay  ku baaqeen in xukuumada si dhaqso ah wax uga  qabato arrimaha  horyaal gudashada xajka oo haddii aan wax laga qaban suurtogal ka dhigeysa in dadka Soomaaliyeed  aysan awood u helin inay gutaan waajibaadka  Xajka.

Khilaafka ka dhex jira arrimaha xajka ayaa loo aaneynayaa inuu xilkiisa ku waayay Wasiirkii Owqaafta iyo Arrimaha  Diinta oo dhowaan Ra’iisul wasaare Kheyre xilka ka qaaday.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Khilaafka Kenya iyo Somaliya oo Cirka isku Shareray+Kulamo Xasaasi ah Madaxtooyada.
- Feb 17, 2019
https://youtu.be/DADJEXPUZt0
MUUQAAL:-Mustafa Cagjar oo Jigjiga Kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Itoobiya
- Feb 17, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=2obpuzeG72A
DHAGEYSO:-Afhayeenka XisbigaWaddani”Hogaaminta Muuse Biixi Waa Ta Ku Fikireysa Daaro Dhiso Dadkii Oo Abaaro La Il Daran”
- Feb 17, 2019
Afhayeenka xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Xirsi ayaa waxaa uu si adag u dhaliilay ...