Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO : Gudiga difaaca puntland ayaa soo dhoweeyey Ciidamo ka yimi Laascaanood iyo Adhicadeeye .

gudiga difaaca puntland ayaa soo dhoweeyey Ciidamo ka yimi magaalooyinka  Laascaanood iyo Adhicadeeye oo soo gaaray tukaraq .

 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    DAGAALKA WAXAA KAKHAYR ROON DHULKAAN IN DHIR LAGUBEERO OO SHACABKA GAAJEEYSAN’ WAXSOOSAAR LOOJAHEEYO.

    CIIDAMA BEELEEDYADAAN LASOO’URUURIYAY HADII AY GOOJOODAAN” WAXAA DHICIKARTA INEY ‘GAROOWE IYO GAALKACYO (BILILIQO!! KUSAMEEYAAN.

    HADABA DADKAAN REER MIYIGAA IYO XOOLAHOODA LABOOBAAYO” FARAHA HALAGAQAADO.

    HADIIKALEETO NAJIIDO AAN LAMAHDIN AYAA KADHALKARTA.

    QABIIL QABIIL KALE MAXOREEYNKARO.




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Wasiirka Deegaanka Somaliland Oo Fariin U Digniin Iyo Hanjabaad Ah U Dirtay Maamulka Puntland
- Nov 13, 2018
Wasiirka deeganka iyo horumarinta deeganka Somaliland Marwo Shugri Xaaji Baandare ayaa waxaa ay  si ...
DHAGEYSO:-Maxkamad ku taala Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay Madixii Amniyaadka iyo Dhaqaalaha Al-shabaab ee Gobolka Mudug
- Nov 13, 2018
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowladda Puntland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay ...
DHAGEYSO:-Hawlgalkii ugu cuslaa oo Garowe ka dhacay & Dad lagu Soo Qabtay
- Nov 13, 2018
Taliska guud ee ciidamada Puntland ayaa magaalada Garoowe gaar ahaan taliska ciidamada isugu yeeray ...