Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Wariye Cabdiwaxid Macalin Isxaaq Oo Madaxweyne Xaaf U Xidhan

Maalintii 5 Waxaa Xabsi Ciidamada Nabad Sugida Galmudug Ay Ku Leeyihiiin Magaalada Galkacyo Ku xiran Wariye Cabdiwaaxid Maclin Isxaaq oo Ka Mid Ah Wariyaasha Gobolka Mudug Islamarkaasna Ka Howgalayay Idaacada VOA Laanteeda Af-somaliga.

Waxaa Wariyahu uu Uxiranyahay Sida Saraakiishu Ay Sheegeen Warar Amniga Deegaanka Lid Ku Ah oo Kudaabacay Wabsed uu Wariyuhu Qoro.

Xasan Cabdiraxman Aadan (Fantastic) oo Ka Mid Ah Wariyaasha Gobolka Mudug Ayaa sheegay In Ay Wariaha Ku Booqdeen Xabsiga Islamarkaasna Xaaladiisa Caafimad Ay Wa Naagsantahay Waxaa uu sheegay Mar Saraakiisha Xabsiga Ay Weydiiyeeb Sababaha uu Wariyuhu U Xiranyahay In Ay Ugu Sookoobeen Waxaa uu uxiran Yahay Madaxweyne Xaaf.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Wasaaradda waxbarashada XFS oo shaacisay sharuudaha iyo tilmaamaha todobaadka Imtixaanka shahaadiga
- Apr 25, 2019
Wasaaradda waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay ...
DAAWO SAWIRRO:-Wasiirka Ganacsiga Somalia oo Beijing kula kulmay Madax ka tirsan Dawladda China
- Apr 25, 2019
Shir u dhexeeya dowladaha Afrika iyo Shiinaha oo ku saabsan iskaashi iyo wax wada ...
DAAWO SAWIRRO:-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Dalka Oo la Kulmay Agaasimaha Guud ee Norway U Qaabishan Arrimaha Goballada
- Apr 25, 2019
Wasiir dowlaha arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Axmed khayr Cabdi ayaa maanta ...