Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Abaal Marin Lagu Bixinayo Cidii Gacanta Ku Soo Dhigta Rag Kufsaday Maamo 85 Jir Ah

Madaxweyne ku xigeenka maamul Hirshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo la hadlayay warbaahinta ayaa laamaha amniga mamulka waxuu amray iney gacanta kusoo dhigaan ragii ka danbeeyay haweeneey 85 ah oo lagu kufsaday xero barakacayaasha ay ku leeyihiin gudaha Jowhar.

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle ayaa ciidamada daraawiishta maamulkaasi u balan qaaday abaal marino inuu gudoonsii doono cid alaala cidi soo sheegta xogta ku saabsan ragaasi maamada 85 jirka ah ku fara-xumeeyay xero barakacayaal ay dagan yihiin oo ku taal magaalada Jowhar ee Shabellaha Dhexe.
Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    MAANDOORIYAHA, JAADKA, IYO KHAMRIDA AY CIIDAMADA SHISHEEYE” DALKA SOOGALINAYAAN AYAA SABABIKARA DHACDOOYINKAAN FOOSHA XUN?

    DOWLADA FESARAALKA AH IYO MAAMUL GOBOLEEDYADU* HOOS OOMA EEGAAN DURUUFAHA AY SHACABKU KUSUGANYIHIIN!!

    *DHALINYARADII SOOMAALIYA XABSIYADA’ DALKA OO DHAN AYAY KA BUUXAAN? MARXALADA AY KUSUGANYIHIINA’ WAXAY LAMIDTAHAY *XUMAATADA IYO GABOODFALKII MAXAABIISTA (JIGJIGA) LAGUSAMEEYAY??

    SIDAASI DARTEED MAAMULADU AYAGA AYAA MUS’UUL KA AH WIXII DHIBAATO AH OO AY GEEYSTAAN MARYA CALSTA, MACAWISLEEYDA,IYO MALEESHA BEELEEDYADA, SIDII (LIYU POLICE-KA U TABABARAN” OO AY SOO’URUURIYEEN? AYNA *HUBEEYEEN!! MAANDOORIYAHANA” SIIYEEN?? AMA U FASEXEEN??

    BARI WAXAA LAGULA XISAABTAMI DOONAA *DOWLADA FEDARAALKA AH IYO MAAMUL GOBOLEEDYADA?? HADII AYSAN CADAALADA ILAALIN *CIIDAMADA SHISHEEYANA DALKA KASAARIN??




ad

Latest News

Wasaaradda waxbarashada XFS oo shaacisay sharuudaha iyo tilmaamaha todobaadka Imtixaanka shahaadiga
- Apr 25, 2019
Wasaaradda waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay ...
DAAWO SAWIRRO:-Wasiirka Ganacsiga Somalia oo Beijing kula kulmay Madax ka tirsan Dawladda China
- Apr 25, 2019
Shir u dhexeeya dowladaha Afrika iyo Shiinaha oo ku saabsan iskaashi iyo wax wada ...
DAAWO SAWIRRO:-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Dalka Oo la Kulmay Agaasimaha Guud ee Norway U Qaabishan Arrimaha Goballada
- Apr 25, 2019
Wasiir dowlaha arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Axmed khayr Cabdi ayaa maanta ...