Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Waraysi/ Masharax Maxamud Nur Aqalka Wakiilada Gobolka Minnesota

Waraysigan uu siiyey Musharax Maxamud Nur oo u sharaxan Aqalka Wakiilada Gobolka Minnesota xaafada 60B ,Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan .Wuxuu aad ugu faahfaahiyey baahida ay dadka Somaliyeed ee gobolkan degani u qabaan iney ku yeeshaan dad metela oo u jooga xafiisyada laga maamulo Gobolka Minnesota.

Sidoo kale wuxuu ka waramay waxyaalaha uu diyaarka u yahay inuu wax ka qabto haddii uu ku guuleysto JAGADAASI.Sida caawinta ardayda somalidaa ee u baahan waxbarashada Jaamacada,Dhalin yarada ku xir xiran JEELASHA, dhinaca CAAFIMAADKA iyo dhinaca GANACSIG

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO SAWIRRO:-Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Dhagax dhiggay terminal-ka Ariportka Magaalada Badhan
- Sep 22, 2018
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa  waxaa uu dhagax dhigay dhismayaasha ...
DHAGEYSO:-Agaasimaha Isbitaalka Madiina Oo Lagu Eedeeyay Musuq
- Sep 22, 2018
Siyaasiga Axmed Baasto oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa eedeen kulul u jeediyay ...
DHAGEYSO:-Hadal uu jeediyay Madaxweyne Gaas oo caro badan dhaliyay iyo Jawaabo laga bixiyay
- Sep 22, 2018
Hadal Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu  ka jeediyay degmada Badhan ee gobolka ...