Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Kalumeysato Soomaali ah oo lagu la’yahay Xeebaha Soomaaliya

Guddiga Kaluumeysatada Magaalada Muqdisho ayaa warbaahinta u sheegay in Dhalinyaro Kaluumeysato ah oo Bishii April ee la soo dhaafay lagu waayay Xeebaha Magaalada Muqdisho, raadin dheer kadib la ogooday in lagu heesto dalka Sri Lanka oo laga qabtay Xeebaha Soomaaliya.

Guddiga ayaa sheegay in Saddax ka mid ah Kaluumeysatadii maqneed la ogaaday iney joogaan Dalka Sri Lanka waxaana la soo dhigay Baraha Bulshada Islamarkaana xariir lala sameeyay Dowladda Sri Lanka ay sheegtay iney heyso dadkaasi.

Wali waxaa maqan Kaluumeysato kale kuwaas oo aan ilaa hadda la xaqiijin Karin halka ay ku dambeeyaan Ilaa bishii April ee sanadkaan xiligaas oo ay badda aad u kacsaneed oo lagu waayay Xeebaha Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho.

Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Sri Lanka ayaa la sheegay iney kawada hadleen Kaluumeysatada la sheegay iney joogaan dalkaasi oo lagu weysanaa Xeebaha Soomaaliya lama shaacin Dowladda Sri Lanka ay qabatay iyo iney ku Caariyeen Xeebaha Wadankaasi.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Xildhibaan Hani”Dilkii Gabadhii Ardayada ma ahan waxaan qaadan karno”
- Sep 22, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=wN4HAxDmCtM
MUUQAAL:-Xildhibaan Warfaa”Ma aqbaleyno in dadka la kala hayb sooco sharci ayaana ka soo saari doonaa”
- Sep 22, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=Z42lGaIQ2Ew
MUUQAAL:-Taliska Booliska oo soo bandhigay dad loo soo qabtay Dilalkii Muqdisho ka dhacay
- Sep 22, 2018
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Bashiir Cabdi Maxamed ayaa waxa uu ka hadlay ...