Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Waraysi/ Garyaqaan Cabdiwaaxid Cabdullahi Warsame /Diinta Islaamka iyo Dimuqraadiyada

Waraysigan uu Garyaqaanku siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan wuxuu aad ugu balbalaariyey Diinta Islaamka iyo Dimuqraadiyada iyo weliba sida ay ugu dhaqmaan dadka caalamka Islaamku .Sida dalalka Doorashooyinka laga qabto ee madaxdooda ku doorata doorashada hal cod iyo hal qof sida IIRAAN ,TURKIGA Iyo wadamo kale oo badan .Sidoo kale wuxuu ku dheeraaday sida  Somaliya looga hirgelin karo doorasho ku dhisan Dimuqraadiyad.

Weriye Aqoonyahan Yalax

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Hoolka Sayidka ee Jigjiga oo Xafladdii Ugu Waynayd ee ONLF lagu Qabtay
- Nov 21, 2018
Hoggaanka ONLF Iyo Saraakiisha iyo Ciidamada ONLF ee ku sugan Asmara diyaarado looga soo ...
MUUQAAL:-Magaaladda Cadaado Ee Xarunta Baarlamaanka Galmudug oo laga dareemayo Kobac Dhanka waxbarashada ah
- Nov 21, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=ZM6jqRNNE0o
DHAGEYSO:-Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad oo xukun dil ah ku riday askari ka tirsanaa ciidanka K/galbeed
- Nov 21, 2018
Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad ayaa xukun dil ah ku riday askari ...