Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Muran ka taagan arimaha xajka iyo barlamanka somala oo ka hadlay

Ka dib markii xilka laga qaaday wasiirkii diinta iyo awqaafta xukuumada soomaaliya waxaa soo baxaya xiligan arimo ku saabsan sababta ka danbaysay in xilka laga qaado oo ay ugu horayso arimaha xajka iyo sida loo marayn karo diiyaaraha shacabka u qaada xajka

Shacab badan ayaa xiligan ku soo qul qulaya magaalada muqdisho si ay xajka u tagaan balse diyaarahidii daka qaadi lahaa ayaa sheegay in aysan waxba u qaban karin shacabka tan iyo inta laga xalinayo arimaha muranku tagaan yahay ee xajka

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Taliska Ciidanka puntland oo Garoowe Dagaal Kaga Dhawaaqay
- Jul 20, 2018
https://youtu.be/-qXhFyBlGdY
MUUQAAL:-Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Muuse Biixi Ugu Baaqay In Maxkamad La Soo Taago Faysal Cali Waraabe
- Jul 20, 2018
https://youtu.be/b3Pz8tR_y7E
MUUQAAL:-Culimadii Somaliland oo Shacabka Ugu Baaqday In Farmajo iyo Somaliya La Habaaro
- Jul 20, 2018
Qaar kamid ah culimada ugu waaweyn deegaamada Soomaaliland oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargaysa ...