Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Wariye Yaxye C/Risaaq Soofe oo ka bad baaday shirqool ay ku dili lahaayeen ciidamda jubbaland

Wariye Soofe oo ku sugnaa bartamaha magaalada ayaa la sheegay in rasaas xoogan uu furay mid ka mid ah askarta Ciidamada Jubbaland, inkastoo aysan waxyeelo ka soo gaarin rasaastaasi.

Yaxye C/risaaq Soofe ayaa ka warbixiyay dhacdadaasi, waxaana uu sheegay in Askariga rasaasta ku furay ay murmeen 6 bilood ka hor, islamarkaana uu ugu hanjabay in uu dili doono.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Taliska Ciidanka puntland oo Garoowe Dagaal Kaga Dhawaaqay
- Jul 20, 2018
https://youtu.be/-qXhFyBlGdY
MUUQAAL:-Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Muuse Biixi Ugu Baaqay In Maxkamad La Soo Taago Faysal Cali Waraabe
- Jul 20, 2018
https://youtu.be/b3Pz8tR_y7E
MUUQAAL:-Culimadii Somaliland oo Shacabka Ugu Baaqday In Farmajo iyo Somaliya La Habaaro
- Jul 20, 2018
Qaar kamid ah culimada ugu waaweyn deegaamada Soomaaliland oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargaysa ...