Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Booliska Maamulka Hirshabelle Dad Shacab Ah Ku Rasaaseeyay Sh/Dhaxe

Gaari nuuca Soomalida u’taqaan Hoomey ama Caasi oo saarnaayeen dad shacab ah ayaa xilli ay marayeen inta u’dhaxeysa deegaanada Qalimow iyo Garasaale waxaa rasaaseeyay ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Hirshabelle.

inta la xaqiijiyay 2 qof oo rakaabka gaarigaas la socday ka mid ahaa ayaa geeriyooday halka 2-kalana ay ku dhaawacmeen rasaastaas kuwaas oo loola cararay cusbitaal ku yaalla dagmada Jowhar.

Hoos ka dhageyso codka mid ka mid ah ehelada dadka dhibaatadu soo gaadhay

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Khilaafka Kenya iyo Somaliya oo Cirka isku Shareray+Kulamo Xasaasi ah Madaxtooyada.
- Feb 17, 2019
https://youtu.be/DADJEXPUZt0
MUUQAAL:-Mustafa Cagjar oo Jigjiga Kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Itoobiya
- Feb 17, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=2obpuzeG72A
DHAGEYSO:-Afhayeenka XisbigaWaddani”Hogaaminta Muuse Biixi Waa Ta Ku Fikireysa Daaro Dhiso Dadkii Oo Abaaro La Il Daran”
- Feb 17, 2019
Afhayeenka xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Xirsi ayaa waxaa uu si adag u dhaliilay ...