Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Culimadda degmada Buurtinle oo ku baaqay in wax laga qabto Qabriyadda Degmadaasi

Waxgaradka iyo Culimadda degmada Buurtinle ayaa bulshada kunool degmadaasi iyo deegaanada kale u dhow ugu baaqay inay ka qayb qaataan dib u dayactir lagu samaynayo Qubuuraha degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal.

Qaar kamid ah Culimada ayaa sheegay inay waxbadan ka qabteen Qubuurahan hadana ay doonayaan in shacabku ka qayb qaato.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Madax Dhaqameed Puntland Ka Yimid Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyey Iyo Ujeedkooda
- Sep 24, 2018
Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Hargeysa waxaa lagu soo dhaweeyey madax dhaqameedka ka mid maamulka ...
MUUQAAL:-Safarka madaxweynaha DDS uu ku tagay Qabribayax & Xog kale oo badan
- Sep 24, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=gA65ENJhVUc
DHAGEYSO:-Gudoomiye Sufuroow Oo Ka Hadlay Xilka Qaadista Lagu Sameeyey
- Sep 24, 2018
Gudoomiyihii horre ee Gobolka hiiraan Cabdulaahi axmed Maalin Sufuroow Oo Ka Hadlay Xilka Qaadista ...