Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dowladda Imaaraadka carabta oo qalbi dhagax usoo bandhigay inuu noqdo wakiilkooda Somalia

Warar hoose oo ay heleyso Wakaalada warbaahintu ayaa sheegaya in Dowlada Imaaraadka ay dooneyso in ay Cabdi Kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax u isticmaasho carqaladeynteeda Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Wakiilo ka socda Dowladda Imaaraadka ayaa la ogaaday inay Qalbi dhagax kula kulmeen magaalada Nairobi halkaasoo loogu bandhigay inuu noqdo Wakiilka arrimaha Soomaaliya ee Imaaraadka Carabta oo hada uu ugu sareeyo Ra’iisul wasaaraha hore ee Soomaaliya Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharma’arke.

Dowlada Imaaraadka waxay fahamsan tahay in Qalbi dhagax uu taageero badan ka heysto Shacabka Soomaaliyeed sidaas awgeedna uu baahi u qabo cid ku taageerta ololahiisa ka dhanka ah Dowlada Soomaaliya ee u gacan galisay Itoobiya uu doonayo inuu ka aargoosto.

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa inoo sheegay in Qalbi dhagax uusan wali aqbalin arrintan isla markaana uu u sheegay Wakiilada Imaaraadka inay kulan kale qaadan doonaan waliba marka uu kasoo dhamaado safaro uu doonayo inuu kusoo kala bixiyo guud ahaan Magaalooyinka ugu waa weyn dalka.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    QALBI DHAGAX HOOGAANKA SHANTA SOOMAALIYA AYAAN U RAJEEYNEYNAA INSHAA ALLAAH.

    HADII AYJIRTO IN UU IMAARAADKU ARRINTAAS U SOOBANDHIGAY QALBI DHAGAX’ INUU LASHQEEYO” WAA FUDEEYD IYO IN SHACABKA SOOMAALIYEED LANACSIIYO *QALBI DHAGAX.




ad

Latest News

MUUQAAL:-Hoolka Sayidka ee Jigjiga oo Xafladdii Ugu Waynayd ee ONLF lagu Qabtay
- Nov 21, 2018
Hoggaanka ONLF Iyo Saraakiisha iyo Ciidamada ONLF ee ku sugan Asmara diyaarado looga soo ...
MUUQAAL:-Magaaladda Cadaado Ee Xarunta Baarlamaanka Galmudug oo laga dareemayo Kobac Dhanka waxbarashada ah
- Nov 21, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=ZM6jqRNNE0o
DHAGEYSO:-Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad oo xukun dil ah ku riday askari ka tirsanaa ciidanka K/galbeed
- Nov 21, 2018
Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad ayaa xukun dil ah ku riday askari ...