Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Afhayeenkii Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya oo Xilkii laga qaaday

Afhayenkii Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/Casiis Cali Ibraahim (C/Casiis Xildhibaan )ayaa Xaqiijiyay in uu Xilkii uu hayay iska Casilay,kadib markii arrimo badan uu arkay.

C/Casiis Xildhibaan ayaa tilmaamay in mudo shan maalin ka hor uu Xilka Afhayeenimo iska Casilay,laakin uu san Warbaahinta u soo bandhigin,waxa uuna hoosta ka Xariiqay in Warqada is Casilaada uu gaarsiiyay Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Sikastba ha ahaate Afhayeenka Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa jeediyey hadalo uu ku weeraray Madaxda Dowladda Soomaaliya si gaar ah laamaha amniga,isaga oo ka fal celinayey weerarkii Al-Shabaab Maalintii Sabtidii ay ku qaadeen Xarunta Otta Otte oo ay ku yalan Xarumaha Wasaaradaha amniga iyo Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Khilaafka Kenya iyo Somaliya oo Cirka isku Shareray+Kulamo Xasaasi ah Madaxtooyada.
- Feb 17, 2019
https://youtu.be/DADJEXPUZt0
MUUQAAL:-Mustafa Cagjar oo Jigjiga Kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Itoobiya
- Feb 17, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=2obpuzeG72A
DHAGEYSO:-Afhayeenka XisbigaWaddani”Hogaaminta Muuse Biixi Waa Ta Ku Fikireysa Daaro Dhiso Dadkii Oo Abaaro La Il Daran”
- Feb 17, 2019
Afhayeenka xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Xirsi ayaa waxaa uu si adag u dhaliilay ...