Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Wararkii ugu dambeeyay Xiisad Dagaal oo Maanta ka taagan Degaanka Tukaraq

Wararka anu ka heleyno Saaka Degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool,ayaa sheegaya in Xiisad Dagaal oo u dhaxeysa Ciidamada Maamulada Puntland iyo Soomaaliland ay halkaasi ka taagan tahay.

Wararka ayaa sheegaya in Aroori hore ee Saaka Furimaha ay isku horfadhiyaan Labada Ciidan laga maqlayay Rasaas Culus oo labada Dhinac isku adeegsanayeen,inkasto ilaa iyo hadda aan la ogeyn Khasaaraha ay geystay Rasaastaasi.

Goob joogayaal ka mid ah Dadka Degaanka ayaa sheegaya in ay ka casbi qabaan in Xiisada ka taagan Degaanka Tukaraq ay cirka isku sii shareerto,isla markaana ay Labada Ciidan uu Degaanka ku dhexmaro Dagaal Toos ah.

 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Taliska Ciidanka puntland oo Garoowe Dagaal Kaga Dhawaaqay
- Jul 20, 2018
https://youtu.be/-qXhFyBlGdY
MUUQAAL:-Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Muuse Biixi Ugu Baaqay In Maxkamad La Soo Taago Faysal Cali Waraabe
- Jul 20, 2018
https://youtu.be/b3Pz8tR_y7E
MUUQAAL:-Culimadii Somaliland oo Shacabka Ugu Baaqday In Farmajo iyo Somaliya La Habaaro
- Jul 20, 2018
Qaar kamid ah culimada ugu waaweyn deegaamada Soomaaliland oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargaysa ...