Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-In Kitaabka quraanka gacanta la saaro way fududahay wasiiro ka tirsan jubbaland oo loo dhaariyay xilalkii loo magacaabay

Wasiir oo ka tirsan xubnihii uu dhawaan magacaabay Jubbaland Mudane Axmed Max’ed Islaam ayaa loo dhaariyay, xilalkooda, ayadoo munaasabadda dhaarinta ay ka dhacday xarunta madaxtooyada Jubbaland ee magaalada Kismaayo.
 
Goobtii lagu dhaarinayay xubnaha ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Jubbaland Max’uud Sayid Aadan, oo kula dardaarmay xubnaha golaha wasiirada cusub ee maanta xilka loo dhaarinayo in ay waajibaadkooda u gutaan si waafaqsan sharciga.
 
Xeer ilaaliyaha Maxkamadda sare ee Jubbaland  Barre Ibraahim Axmed ayaa dhaariyay masuuliyiinta, ayadoo xubnahan ay gacanta saareen kitaabka qur’aanka kariimka ah, kuna dhaarteen in ay waajibaadkooda u gudan doonaan si waafaqsan shareecada Islaamka islamarkaana ku dhaqmi doonaan dastuurka dowlad goboleedka Jubbaland.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Baroordiiq |Xaaskayga
- Jul 20, 2019
Xaaskaygu isku Xirfad ayaan ahayn waxay igula kaftami jirtey “Caafimaadka waxaan u Bartay inaan Bulsho badan ...
DAAWO MUUQAAL: Muuse Biixi Oo U Soo Hanjabay Farmaajo+Dagaalka Cusub
- Jul 20, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=RX4twNhcDlk
TOP DHAGEYSO: Xildhibaannada Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Ka Hadlay Markabkii Xoolaha+Dagaal Siyaasadeed
- Jul 20, 2019
Xildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Soomaaliland ayaa ...