Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-C/raxmaan C/shakuur Xaq Ma u leeyahay in xafiis ONLF Muqdisho Uga Furo?

Siyaasiga  Mucaaradka ku ah Dowladda Soomaaliya,Cabdirahman Cabdi Shakuur Warsame oo Khudbad kooban ka jeediyay Xaflad soo dhoweyn oo magaalada Nairobi loogu sameeyay C/kariim Sheikh Muuse Qalbi dhagax ayaa soo hadal qaaday iney muhiim tahay in Jabhadda ONLF Xafiis looga furo magaalada Muqdisho.

C/raxmaan C/shakuur ayaa Dowlad kasta oo Soomaaliyeed gaar ahaan Dowladda madaxweyne Farmaajo uga digay iney mar kale ku dhiirato Dowlad shisheeye u gacan geliso Muwaadin Soomaaliyeed oo dalka u soo halgamay.

“ ONLF waxaan ka rabnaa iney xarunteeda ka furato Muqdisho iney hogaamiyaasheeda yimaadaan,iney Asmara ka soo tagaan iney Muqdisho saldhig ka dhigtaan naguna hogaamiyaan sidaan kaalinteena Itoobiya uga qaadan lahayd ayaan idin ka rabnaa,’’ ayuu yiri Siyaasi C/raxmaan C/shakuur.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Hoolka Sayidka ee Jigjiga oo Xafladdii Ugu Waynayd ee ONLF lagu Qabtay
- Nov 21, 2018
Hoggaanka ONLF Iyo Saraakiisha iyo Ciidamada ONLF ee ku sugan Asmara diyaarado looga soo ...
MUUQAAL:-Magaaladda Cadaado Ee Xarunta Baarlamaanka Galmudug oo laga dareemayo Kobac Dhanka waxbarashada ah
- Nov 21, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=ZM6jqRNNE0o
DHAGEYSO:-Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad oo xukun dil ah ku riday askari ka tirsanaa ciidanka K/galbeed
- Nov 21, 2018
Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad ayaa xukun dil ah ku riday askari ...