Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Akhriso:-Gaas oo Tacsi u Diray Madaxweynaha Somalia

TACSI

Inaa Li’laahi Wa’inaa Ileyhi Raajicuun

Dawladda Puntland waxay ka Tacsiyeynaysaa  Geerida ku timid Qoyska Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Gaar ahaan  Geerida ku timid Marwo. Saynab  Cabdi Macalin oo ay geeriyootay Hooyadeed, Hooyo Bishaaro Aadan Yuusuf oo maanta ku geeriyootay Muqdisho.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas wuxuu si gaar ah ugu tacsiyeynayaa Marwo Saynab Cabdi Macalin, wuxuuna Allaah uga baryey inuu Jannadiisa Fardowso ka waraabiyo Hooyo Bishaaro Aadan Yuusuf, uuna daris uga dhigo Suubbanihii Rasuulkeennii CSW

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Madax Dhaqameed Puntland Ka Yimid Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyey Iyo Ujeedkooda
- Sep 24, 2018
Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Hargeysa waxaa lagu soo dhaweeyey madax dhaqameedka ka mid maamulka ...
MUUQAAL:-Safarka madaxweynaha DDS uu ku tagay Qabribayax & Xog kale oo badan
- Sep 24, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=gA65ENJhVUc
DHAGEYSO:-Gudoomiye Sufuroow Oo Ka Hadlay Xilka Qaadista Lagu Sameeyey
- Sep 24, 2018
Gudoomiyihii horre ee Gobolka hiiraan Cabdulaahi axmed Maalin Sufuroow Oo Ka Hadlay Xilka Qaadista ...