Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya oo xilka laga qaaday

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xilka ka qaaday Wasiirka diinta xukuumadda Soomaaliya sidda baahisay Warbaahinta dowladda.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa si toos ah uga aqriyay wareegtadada xilka looga qaaday Wasiirka Warbaahinta dowladda.

Xasan Macallin Xuseen ayaa lagu magacaabaa Wasiirka xilka laga qaaday, waxaana xilkaasi loo magacaabay bilooyin ka hor.

xilkaas Waxaa si KMG ah u sii hayn doona wasiiru dowlaha Wasaaradaasi Mudane Cabdixakin Xasan Ibraahim Ashkir sidda uu sheegay Wasiirka Warfaafinta.

Waa Wasiirkii Labaad ee xilka laga qaaday ee Wasaaraddaasi soo mara tan iyo intii uu xilka qabtay RW Kheyre.

Xasan Macallin Xuseen oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xilkaasi waxaa loo Magacaabay 24-May ee Sanadkaan 2018-ka.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Hoolka Sayidka ee Jigjiga oo Xafladdii Ugu Waynayd ee ONLF lagu Qabtay
- Nov 21, 2018
Hoggaanka ONLF Iyo Saraakiisha iyo Ciidamada ONLF ee ku sugan Asmara diyaarado looga soo ...
MUUQAAL:-Magaaladda Cadaado Ee Xarunta Baarlamaanka Galmudug oo laga dareemayo Kobac Dhanka waxbarashada ah
- Nov 21, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=ZM6jqRNNE0o
DHAGEYSO:-Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad oo xukun dil ah ku riday askari ka tirsanaa ciidanka K/galbeed
- Nov 21, 2018
Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad ayaa xukun dil ah ku riday askari ...