Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Maamulka galmudug oo guulo ka sheegtay dagaal ka dhacay deegaanka caad ee gobolka mudug

Maamulka galmudug ayaa guulo ka sheegtay dagaal ka dhacay deegaanka caad ee gobolka mudug kaasi oo sida horay loo sheegay dhexmaray dadka deegaanka iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda alshabaab 

Ciidamada maamulka galmudug ayaan ka qayb galin dagaalka balse Wasiirka Amniga galmudug oo la Hadlayay Warbaahinta Ayaa Sheegay in ciidamada Galmudug ay u Diyaar Garoobeen dagaal Culus oo lagu Qaadayo Xarakada alshabab waxana uu shegay in ciidanka galmudug oo gacan  ka helaya dadka deganka ay dagaaladii socday Maalmihii la soo dhaafay ay guuulo ka gaareen isla markana ciidamadii alshaba dib loo riixay

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Taliska Ciidanka puntland oo Garoowe Dagaal Kaga Dhawaaqay
- Jul 20, 2018
https://youtu.be/-qXhFyBlGdY
MUUQAAL:-Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Muuse Biixi Ugu Baaqay In Maxkamad La Soo Taago Faysal Cali Waraabe
- Jul 20, 2018
https://youtu.be/b3Pz8tR_y7E
MUUQAAL:-Culimadii Somaliland oo Shacabka Ugu Baaqday In Farmajo iyo Somaliya La Habaaro
- Jul 20, 2018
Qaar kamid ah culimada ugu waaweyn deegaamada Soomaaliland oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargaysa ...