Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Faah Faahin dab khasaare xoogan gesytay oo ka kacay degmada kaxda

Faah faahin dheerad ah ayaa waxa ay ka soo baxaysa Dabka Khasaare geystay oo Xalay ka kacay Goobo ganacsi oo ku yaalla Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.

Dabka ayaa la sheegay in uu baab’iyay ilaa iyo afar Dukaan oo ku yaalla Bostejada Gaadiidka laga raro ee Degmada Kaxda ee loo yaqaano Quraca Nabada,waxana la sameeyey dadaalo fara badan oo lagu deminayey dabkaas.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo magacaabay Gudi Qaabilsan Wada hadalka DFS iyo Somaliland
- Jul 17, 2019
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ...
TOP DAAWO: Somaliland oo ku hanjabtay inay Xajka ka harayso haddii Baasaboorka Somalia…..
- Jul 17, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=N2BS-cTzbII
Akhriso: Qodobo Laga Soo Saaray Shir Xasaasi Ah Oo Ka Socday Garoowe
- Jul 17, 2019
Caasimadda Garoowe waxaan maanta lagu soo gabagabeeyay Kullankii 1aad ee madasha Shaqo Abuurka Soomaaliyeed ...