Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Musharax Jabriil Maxamed Yuusuf “Waxaan u imid difaaca puntland”

Magaaladda Garoowe waxaa soo gaadhay Col. Jibriil Maxamed Yuusuf oo kamid ah masuuliyiinta isu soo taagay xilka Madaxweynaha doorashadda Sanadka 2019 ee Puntland.

Jibriil waxaa uu hadal kooban ka jeediyey fagaaraha weyn ee magaaladda (Barxadda) waxaana uu sheegay in Puntland dhidibada loo tagay kadib markii ay dhacday dowladii dhexe ee soomaaliya, Xilligaasoo ay si wada jir ah ugu guntadeen Isimada dhaqanka oo kaashanaya Shacabka iyo waxgaradka reer Puntland gudaha iyo dibada.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Hoolka Sayidka ee Jigjiga oo Xafladdii Ugu Waynayd ee ONLF lagu Qabtay
- Nov 21, 2018
Hoggaanka ONLF Iyo Saraakiisha iyo Ciidamada ONLF ee ku sugan Asmara diyaarado looga soo ...
MUUQAAL:-Magaaladda Cadaado Ee Xarunta Baarlamaanka Galmudug oo laga dareemayo Kobac Dhanka waxbarashada ah
- Nov 21, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=ZM6jqRNNE0o
DHAGEYSO:-Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad oo xukun dil ah ku riday askari ka tirsanaa ciidanka K/galbeed
- Nov 21, 2018
Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad ayaa xukun dil ah ku riday askari ...