Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Xiisad Dagaal oo laga dareemayo Degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool

Waxa Saaka Xiisad dagaal u dhaxeysa Ciidamada Maamulada Puntland iyo Soomaaliland laga dareemaya deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.

Goob jogayaal ka mid ah Dadka Degaanka ayaa soo sheegaya in Xiisada Dagaalka ay maalinba maalinta ay cirka isku sii shareeyso,kadib markii labada Maamul ay Ciidamada hor leh ay Degaanka geyeen,kuwaas oo ka qeyb qadaanaya Dagaalka ka socda Degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.

Dhanka kale Gelinkii dambe ee Shalay waxaa deegaanka tegey wafti ka socday Maamulka Soomaaliland, si ay ugu kuurgalaan xaaladda deegaanka, waxaana arintaasi ay sii kordhisay Xiisada ka taagan Gobolka Sool

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Hoolka Sayidka ee Jigjiga oo Xafladdii Ugu Waynayd ee ONLF lagu Qabtay
- Nov 21, 2018
Hoggaanka ONLF Iyo Saraakiisha iyo Ciidamada ONLF ee ku sugan Asmara diyaarado looga soo ...
MUUQAAL:-Magaaladda Cadaado Ee Xarunta Baarlamaanka Galmudug oo laga dareemayo Kobac Dhanka waxbarashada ah
- Nov 21, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=ZM6jqRNNE0o
DHAGEYSO:-Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad oo xukun dil ah ku riday askari ka tirsanaa ciidanka K/galbeed
- Nov 21, 2018
Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad ayaa xukun dil ah ku riday askari ...