Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Jirdil iyo Kufsi Ka Dhaca Xabsiga Dhexe ee Jigjiga(Jail Ogaden)+Warbixin

  1. Hay’ada Xuququl aadamka ayaa waxay soo bandhigtay Muuqaal 25 Saacadood oo si qarsoodi ah looga duubay Ilalada Xabsiga Jeel ogaadeenyo oo lagu dhibaateeyey shacab badan kuwaas oo dil, kufsi,iyo dhaawacyo loogu gaystay Xabisgaas.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    JIRDILKAAN IYO XARIGGA SABABLA’AANEED’ HADEER SOOMAALIYA AYUUKASOCDAA?

    WAXKASTA OO DHIBAATO OO AY ITOOBIYA KULAKACDAY SHACABKA SOOMAALI GALBEED

    *DHULKA SOOMAALIWEYN OO DHAN WAALAGA SHARICEEYEY?? WAXAANA WALI MAAMULA XABSIYADA SOOMAALIYA SITDOONKA “ITOOBIYA IYO KABAQAADYO KA’AMARQAATA XABASHIDA.

    SIDAASI DARTEED WAA IN LABAARO XABSIYADA SHACABKA LAGUCINQAABO EE SOOMAALIYA?

    WAXAA HUBAAL AH WAXLAMID “XABSIGA JIJIGA IYO WAXKASII DARAN IN AYKAJIRAAN XABSIYADA SOOMAALIYA?

    SABABTOO AH DHULKA SOOMAALIDU GEGTO OO DHAN WALI WAXAA KA TALIYA ‘CIIDAMADA IYO SIRDOONKA ITOOBIYA????




ad

Latest News

MUUQAAL:-R/wasaare Kheyre oo iclaamiyay nooca Siyaasiyiinta dalka uu u baahan yahay
- Feb 22, 2019
Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay horumarinta, Midnimada iyo dhab u heshiisiinta ...
Al-Shabaab oo odayaal ku xiray Koofurta Gobalka Mudug.
- Feb 22, 2019
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa  waxaa la sheegay in odayaal ay ku xireen  Koofurta Gobolka Mudug ...
Nabi Maxamed (SCW) – Hoggaamiye in tusaale laga dhigto ay tahay
- Feb 22, 2019
Assalamu Calaykum Qayb ka mid ah xalalka dhibaatooyinka umaddeena waxa ka mida in la ...