Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Akhriso:-War Murtiyeed ka soo baxay shirkii 2 aad ee Aqoonyahanka Gobolka Sanaag.

Badhan: Waxa magaalada Badhan lagu soo geba-gebeeyey shirweynihii 2 aad ee Aqoonyahanka Gobolka Sanaag oo socday Mudo 4 Cisha ah (18-21/2018).

Shirkan oo ay qabato Jamciyadda Horumarinta ee Salaam (SADSO) iyadoo la kaashanaysa madasha  Aqoonyahanka gobolka ayaa wax laga soo saaray War murtiyeed ka kooban 4 bog oo ka hadlaya arimaha Horumarka Gobolka sida:-

1- Biyaha iyo Bilcda magaalooyinka,

2- Ganacsiga iyo Horumarinta kaabayaasha Dhaqaalaha.

3- Abaabulka, Wacyigelinta Bulshada iyo Horumarinta warbaahinta,

waxana ka qayb galay aqoonyan tiradoodu gaadahyso 43 xubnood iyo marti sharf kale.

Shirkani waa madal Sannad le ah oo aalaaba la qabto xiliga Xagaaga ah, waxan ujeedediisu tahay in aqoonyahnku kaga arinsadaan arimaha Gobolka Sanaag dhanka Horumarka, Arimah Bulshada, Dhaqaalaha, siyaasad. …. IWM

Hoos ka akhri war murtiyeedkii oo dhameystiran.

Bayaanka shirweynaha 2 aad ee Aqoonyahanka Gobolka Sanaag

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Maqaal: Dekadaha Soomaaliya In Itoobiya Lagu Wareejiyo Maxaa Keenay, Yaase Ka Dambeeya oo Maal Galinaya?
- Jul 20, 2018
Dekadaha Soomaaliya oo Itoobiya lagu Wareejiyo Maxaa keenya, yaase ka Dambeeya ama Maal u ...
MUUQAAL:-Taliska Ciidanka puntland oo Garoowe Dagaal Kaga Dhawaaqay
- Jul 20, 2018
https://youtu.be/-qXhFyBlGdY
MUUQAAL:-Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Muuse Biixi Ugu Baaqay In Maxkamad La Soo Taago Faysal Cali Waraabe
- Jul 20, 2018
https://youtu.be/b3Pz8tR_y7E