Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Madaxweyne Axmed Madoobe oo Lagu Eedeeyay Inuu samaystay hab uu ku dhaco shacabka Guryahooda

Madaxweynaha maamulka jubbaland ayaa lagu eedeeyay in uu qaab cusub uu doonayo in uu ka dhaco guryaha shacabka kismaayo taasi oo dhibaato cusub ku noqonaysa hormarka kismaayo.

Shacabka cabanaya ayaa sheegay in madax ka amar qaata axmed madoobe ay si farsamaysan guryaha kismaayo gacanta ugu galinyaan gacansato uu lacag ka qaatay madaxweynaha jubbaland sida ay hadalka u dhigeen balse warbaahinta saadaalnews arimahan waxay wax ka waydiisay madaxda jubbaland mana ayna ka jawaabin arimhaas ay shacabka kismaayo ku nool ku edeeyeen

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Wasiirka Deegaanka Somaliland Oo Fariin U Digniin Iyo Hanjabaad Ah U Dirtay Maamulka Puntland
- Nov 13, 2018
Wasiirka deeganka iyo horumarinta deeganka Somaliland Marwo Shugri Xaaji Baandare ayaa waxaa ay  si ...
DHAGEYSO:-Maxkamad ku taala Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay Madixii Amniyaadka iyo Dhaqaalaha Al-shabaab ee Gobolka Mudug
- Nov 13, 2018
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowladda Puntland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay ...
DHAGEYSO:-Hawlgalkii ugu cuslaa oo Garowe ka dhacay & Dad lagu Soo Qabtay
- Nov 13, 2018
Taliska guud ee ciidamada Puntland ayaa magaalada Garoowe gaar ahaan taliska ciidamada isugu yeeray ...