Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOPNEWS:-Isbadal ku yimid doorashada puntland ee 2019 maxay tahay sababtu?

Iyada oo lagu waday in doorashada xilka madaxweyne ee puntland ay dhacdo bilawga sanadka 2019 ayaa waxaa soo baxaya warar ku saabsan in dib loo dhigay .

 

Warar aan ka helanyo madaxtooyada puntland ayaa sheegaya in barlamanku kulan xasaasi ku yeelan doonaa garoowe axada soo socota isla markaana wakhtiga loo kordhin doono madaxweyne cabdi wali maxamed cali gaas mudo kordhintan ayaa timid ka dib dagaal iyo xiisad colaadeed oo xiligan ka taagan gobolka sool oo somaaliland iyo puntland ay isku hayaan maamulkeeda.

 

Ka dib shiraar xalay ilaa saaka ka dhacay madaxtooyada puntland ayaa warbaahintaa saadaalnews u xaqiiyiyay in xubanaha barlamanku ay si aan kala hadh lahayn codka labo sano ama sadex ugu ansixin doonaan madaxweyne cabdi wali maxamed cali gaas 

 

La soco wixii soo kordha 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Jubland says:

    Madoowe ma dhilkii mareexaan buu boobayaa https://m.youtube.com/watch?v=7EYzxRV4erg

  2. Jubland says:

    Jubaland is becoming dictator i think




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Wasiirka Deegaanka Somaliland Oo Fariin U Digniin Iyo Hanjabaad Ah U Dirtay Maamulka Puntland
- Nov 13, 2018
Wasiirka deeganka iyo horumarinta deeganka Somaliland Marwo Shugri Xaaji Baandare ayaa waxaa ay  si ...
DHAGEYSO:-Maxkamad ku taala Puntland oo dil toogasho ah ku xukuntay Madixii Amniyaadka iyo Dhaqaalaha Al-shabaab ee Gobolka Mudug
- Nov 13, 2018
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowladda Puntland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay ...
DHAGEYSO:-Hawlgalkii ugu cuslaa oo Garowe ka dhacay & Dad lagu Soo Qabtay
- Nov 13, 2018
Taliska guud ee ciidamada Puntland ayaa magaalada Garoowe gaar ahaan taliska ciidamada isugu yeeray ...