Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Xildhibaan soo dhaweeyay Heshiiskii dhexmaray Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya

Xildhibaan Shariif Arwaax oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay Aragtidiisa ku aadan Heshiiskii Dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya ay ku wada gaareen Magaalada Muqdisho.

Xildhibaan Shariif ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan Wada hadalada dhexmaray dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya islamarkaana is fahamkaasi uu yahay mid dhaxal gal ah loona baahan yahay in horay loo socdo.

Sidoo kale Xildhibaanka ayaa tilmaamay in Dowladda Soomaaliya aysan Heshiis iska geli karin ilaa sifada sharciga la mariyo oo ah kadib markii uu soo saxiixo Madaxweynaha heshiiska ay tahay in la hor geyo Golaha Wasiirada iyo Xildhibaanada Baarlmaanka Fedearaalka Soomaaliya si uu u dhaqan galo.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Barlamanka puntland oo walaac ka muujiyay arimaha xajka ee sanadkan
- Jul 15, 2018
Gudoomiyaha gudiga Cadalada iyo Arimaha dastuurka Baarlamanka Puntland Axmed jaamac Cabdulle iyo Gudoomiyaha gudiga ...
AKHRISO:-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xil ka Qaadis Sameeyay Gudoomiye Cusubna Magacaabay,
- Jul 15, 2018
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa ...
MUUQAAL:-Wasiiradii Ugu Badnaa ee Puntland oo Gaadhey Duleedka Tukaraq
- Jul 15, 2018
Furimaha dagaalka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa gaadhay xubno katirsan golaha wasiirada dowladda ...