Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Indhahaaga uga bogo wixii ka dhacay Laascaanood & ciidamada muuse biixi sida ay shacabka ula dhaqmeen

 Laba dumar oo lagu kala magacaabo  Sacdiya Xirsi Cunaaye iyo Shugri Cabdilaahi Ducaale  ayaa dhaawac soo gaadhay kadib markii qaar kamid ah ciidamada milatariga somaliland ay rasaas ku fureen shacab ku ganacsanayay badhtamaha magaalada laascaanood.

Gudiga difaca puntland ayaa dhankooda arintaas si adag uga hadlay waxayna shegeen in somaliland gobolka sool xabad looga saari doono 

Hoos ka daawo muuqaalka wixii ka dhacay laascaano

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    Laascaanood iyo Shacabka Soomaaliyeed Oo Dhami Nabadgalyo iyo Horumar ayay u Baahanyihiin.

    Hadii ayjirto wax Culays ah oo Muuse Biixi Kuhayo Shacabka Reer *KHAATUMO waa inuu si degdeg ah u joojiyaa.

    sidookaleeto waa in la’ilaaliyaa midnimada soomaaliya.

    Reer Khaatumoow “Hargaysa iyo Garoowe” Midkoodna CALANKOODA Halulina??
    Degmo Soomaaliyeed Degmo Kaleeto DOWLAD oomanoqonkarto??

    Madaxdiina iyo Odayaashiina Karaameeya Oo Waxkamaqlla Waa Hadii Aysan “DULMI idinku Khabaynin?

    Laakiinse Iyaguna Waa inay Shacasbka Reer KHAATUMO? kudhexjiraan HARGAYSA IYO GAROOWE-NA kasoo Guuraan waa madaxda Sool Sanaag Iyo Cayn.

    Waligiin Reer Khaatumoow ogaada in aadtihiin Lafdhabarkii Soomaaliyeed Shacabkii Gobanimada iyo u Gargaaridii (SAYID MAXAMED C/LLE XASSAN) ALLAHA U NAXARIISTEE?

    marnaba Haqaadanina Magac Muslinimo iyo Soomaalinmo Kahooseeya.
    Magacyada Soomaali Land Iyo Puntland”
    waa magacyo iyo Maamulo QABAA’ILADAASI Samaysteen? Ee Wax Adinka idiquseeya Ma’han.

    waana ceeb iyo Ihaano in Aad Lulaysaan Calamo iyo Magacyo Qabiilooyin idinlamid ahi Samaysteen In Aad Madaxyada Kuduubataan!! Hana u Noqonina Arrintaas Mardanbe>

    Sbabtoo ah waxaa siilumaaya MAGICIINII IYO MAAMULKIINII *BARINA QABIIL AYAA IDNKU FAANIDOONA OO IDIN ORRANDOONA ANAGAA IDIN XOREEYNAY??

    Kadibna Xoolihiina iyo Dhulkiina Ayay Idinku Qabsandoonaan!! Oo waxay kudoodidoonaan (KAADIDAYADA) ayaan U soocabnay?? SOOL,SANAAG IYO CAYN?? oo Anagaabaleh??

    Hadaba reer KHAATUMOOW”Sidaasi dartee Soomaalinimada iyo Darisnimada Illaaliya Laakiinse Dhulkiina iyo Khayraadkiisa Illaashada. (REER HARGAYSA IYO REER GAROOWE-WOOW) IMAANKA ALLAHA IDINKUSUGO. DHULKIINU IDINKUFILAN EE EDEBYEESHA??




ad

Latest News

DAAWO SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Khudbad Ka Jeediyay Shir Looga Hadlayo Ka Hor-tagga Xag-jirnimada
- Mar 21, 2019
-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada ...
MUUQAAL:-Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadaha Puntland & Somaliland
- Mar 21, 2019
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya socdaalka masuuliyiinta katirsan Puntland iyo ciidamadu ku ...
MUUQAAL:-Kadib Shir Saacado Socdey Madaxweyne Denni iyo Wasiiradiisa oo War Soo Saara
- Mar 21, 2019
Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ...