Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Haween Ku Dhaawacmay Rasaas Ay Rideen Ciidamada Somaliland Magaalada Laascaano

Labo haween ah oo ku ganacsanayey gudaha magaalada Laascaanood ayaa ku dhaawacmay rasaas uu riday askari ka tirsan ciidamada Somaliland.

Dhacdadan ayaa waxaa ku dhaawacmay Shukri Cabdilaahi Ducaale iyo Sacdiya Xirsi Cunaaye, muran dhexmaray mid ka mid ah dadka magaalada oo watay baabuur iyo gaadhi ay saarnaayeen ciidamada Somalilnad kuwaas oo ku amray inuu wadada ka dhaqaaqo. Dhaawacyada dumarkan ayaa la dhigay Isbitaalka Manhal ee magaalada.

Waxaa kale oo la sheegayaan in halkaasi ka dhacay  gacan ka hadal dhexmaray darawalkii waday gaadhiga iyo mid kamid ah askartii saarnayd baabuurka ay wateen ciidamada Somaliland.

Dadka shacabka ah ee wadada marayay iyo askartii ayaa rabshada ka dhax bilaabmatay, dadka ayaa   adeegsaday dhegxaan halka ciidamada Somaliland ay rideen rasaas.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Khilaafka Kenya iyo Somaliya oo Cirka isku Shareray+Kulamo Xasaasi ah Madaxtooyada.
- Feb 17, 2019
https://youtu.be/DADJEXPUZt0
MUUQAAL:-Mustafa Cagjar oo Jigjiga Kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Itoobiya
- Feb 17, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=2obpuzeG72A
DHAGEYSO:-Afhayeenka XisbigaWaddani”Hogaaminta Muuse Biixi Waa Ta Ku Fikireysa Daaro Dhiso Dadkii Oo Abaaro La Il Daran”
- Feb 17, 2019
Afhayeenka xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Xirsi ayaa waxaa uu si adag u dhaliilay ...