Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO:-Madaxweynahii hore ee Hirshabelle oo ka hadlay Dagaal Culus oo laga Cabsi Qabo,

Xili degaano ka mid ah Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud laga dareemayo saan saan colaadeed ayaa waxaa soo baxay warar sheegaya inuu b8ur buray heshiiskii ay wada gaareen beelaha Ceyr iyo xawaadle,

siyaasiga Cali Cabdulaahi Cosoble oo ka mid ah Masuuliyiinta ka soo jeeda Goboladasi ayaa ka digay inay Maleeshiyaadku shacabka ku dul dagaalamaan,

Madaxweynahii hore ee Maamul Goboleedka Hirshabelle ayaa sheegay inay mas’uuliyad ka saaran tahay shacabka Maamulada degaanadaasi ka jira isaga oo ka digay inay shacabka ku dul dagaalamaan,

HALKAAN KA DAAWO,

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL: Madaxdii dhaqanka ee Waday Shirka Beesha Garxajis oo Xabsiga La dhigay iyo Buubaa oo ka hadlay
- Jun 21, 2018
Qaar kamid ah Madaxda dhaqanka ee Qaban qaabinayey Shirka Beesha Garxajis ee lagu wado ...
Muuqaal: DF Somalia oo soo saartay go’aan ka dhan ah maamulka Somaliland
- Jun 21, 2018
Dowladda Soomaaliya ayaa ka soo horjeesatay in barnaamijka hiigsiga cusub ee (New Deal) si ...
DHAGEYSO:-Madaxweyne, Isimo iyo Siyaasiyiin Miisaan Kuleh Somaliland oo Garoowe Gaarey Kuna Dhawaaqay War Culus(Video)
- Jun 20, 2018
Siyaasi Mustafe Martiini oo horay u shaaciyey inuu yahay Madaxweynaha Somaliland, Siyaasiin, Qurbo joog ...