Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Akhriso:-Faah faahin dagaal ka dhacay magaalada Baladweyne

Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal khasaaro geystay oo  ka dhacay Magaalada  Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Dagaalkan ayaa yimid kadib markii rag hubeysanay weerar ku qaadeen Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo ku socdaalayay gudaha magaaladaasi.

Kooxda weerarka soo qaatay ayaa la sheegay in ay gaareyeen tiro ahaan ku dhawaad 10, sida ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo.

Saraakiil ka tirsan kuwa dowladda ayaa sheegay in dagaalkaasi ay ku dileen mid ka mid ahaa raggii soo qaaday weerarkaasi, iyagana loo dhaawacay 1 askari, sida ay hadalka u dhigeen.

Sidoo sarkaalkan ayaa intaasi  ku daray in saakay ay ku raad joogaan kooxihii ka dambeeyay weerarkaasi, iyagoona howlgallo ka wada xaafado ka mid ah magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Weli ma jirto cid sheegatay in ay ka dambeysay masuuliyadda weerarkaasi lagu qaaday ciidamada milatariga dowladda.

Balse inta bada Al Shabaab ayaa weero dhaba gal ah ku qaada Ciidamada dowladd aiyo kuwa Jabuuti ee ka howlgalla gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Hoolka Sayidka ee Jigjiga oo Xafladdii Ugu Waynayd ee ONLF lagu Qabtay
- Nov 21, 2018
Hoggaanka ONLF Iyo Saraakiisha iyo Ciidamada ONLF ee ku sugan Asmara diyaarado looga soo ...
MUUQAAL:-Magaaladda Cadaado Ee Xarunta Baarlamaanka Galmudug oo laga dareemayo Kobac Dhanka waxbarashada ah
- Nov 21, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=ZM6jqRNNE0o
DHAGEYSO:-Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad oo xukun dil ah ku riday askari ka tirsanaa ciidanka K/galbeed
- Nov 21, 2018
Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad ayaa xukun dil ah ku riday askari ...