Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Guddoomiyaha cusub ee sool oo sheegay in isbedallo ka hirgelinayo gobolkaasi

Guddoomiyaha cusub gobolka Soo lee Puntland Abukar Cabdi Geelle ayaa sheegay in shaqada ugu horreysa ee uu gobolkaasi ka qabanayo tahay isbedallo dhanka maamulka ah oo uu keeno iyo inuu ka shaqeeyo sidii Somaliland looga saari lahaa gobolkaasi.

Waxa uu tilmaamay in uu hadda ku shaqeyn doono deegaano ka mid ah gobolkaasi oo aanay joogin Somaliland, isaga oo rajo ka muujiyey in muddo kooban gudaheed uu maamulkiisa kula wareego gobolka Sool.

Dhanka kale. Guddoomiye Geelle ayaa mar uu ka hadlay dagaallada Puntland iyo Somaliland ayaa sheegay in kaalin mug leh uu ka qaadan doono dagaalladan oo ay Somaliland kala wareegi doonaan.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Hoolka Sayidka ee Jigjiga oo Xafladdii Ugu Waynayd ee ONLF lagu Qabtay
- Nov 21, 2018
Hoggaanka ONLF Iyo Saraakiisha iyo Ciidamada ONLF ee ku sugan Asmara diyaarado looga soo ...
MUUQAAL:-Magaaladda Cadaado Ee Xarunta Baarlamaanka Galmudug oo laga dareemayo Kobac Dhanka waxbarashada ah
- Nov 21, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=ZM6jqRNNE0o
DHAGEYSO:-Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad oo xukun dil ah ku riday askari ka tirsanaa ciidanka K/galbeed
- Nov 21, 2018
Maxkamadda Ciidamadda Qalbka sida qeybta 60 aad ayaa xukun dil ah ku riday askari ...