Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO+SAWIRRO:- Madaxweynaha Galmudug oo Dhagax dhigay Xaruntii Tv,ga Galmudug

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf  ayaa magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta magaalo Madaxda Galmudug ka dhagax dhigay Xaruntii wasaarada Warfaafinta ee Galmudug iyo Xaruntii uu ku shaqayn lahaa TV,ga Dawlada Goboleedka Galmudug.

Axmed Ducaale Geelle xaaf ayaa guul ku tilmaamay Tijaabo Tvga uu ku jiro iyo sidoo kale dhagax dhigga Xaruntii uu ku shaqayn lahaa oo maanta uu dhagax dhigay.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa sidoo kale Shacabka Soomaaliyeed ugu hanbalyeeyey maalinta Ciidul Fidriga oo maalmo Yar inaga xigaan wuxuuna sheegay inuu u rajaynayo inta ka horaysa Ciidul fidriga Ramadaan Kariim.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-DHAGEYSO+SAWIRRO:-Dood Qaran Xiriirka iyo Wadashaqeynta Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada
- Oct 19, 2018
Madasha Talo-Wadaag ayaa Dood qaran oo ku saabsan xiriirka iyo wadashaqeynta Dowladda Federaalka iyo ...
DHAGEYSO:-Qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed oo ka Soo Horjeestay Xeerka Jinsiga Ee Wasaaradda Haweenka ay Golaha Wasiirada Horgeysay
- Oct 19, 2018
Qaar ka mid ah Culimada Soomaaliyeed oo warbaahinta kula hadlay muqdisho ayaa  ka Soo ...
DHAGEYSO:-Madaxweyne Farmaajo oo baaq culus u jeediyay Wasiiradda xukuumadda RW Khayre
- Oct 19, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee ...