Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Xasan Geerash “Ninka Laascaanood ka Qaxaya Xagee ayuu u Qaxayaa ?

Siyaasiga Xasan Geerash oo Warbahinta kula hadlay magaalada Laascaanood ayaa si kulul uga hadlay Xaalad laga abuurayo magaalada Laascaanod, Wuxuuna ka digay dad ku howlan inay Barakiciyaan Bulshada magaalada, Kuwaasi oo uu sheegay inay sheegeen in Puntland iyo Somaliland ay magaalada ku dagaalami doonaan.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Booqasho Lama Filaan Ku Tagay Abu Dhabi, Maalin Kaddib Booqashadii Qadar
- Mar 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa gaadhay magaalada Abu Dhabi ee Caasimadda Imaaraadka Carabta, ...
MUUQAAL:-Machadka Heritage Oo Qiimeyn Ku Sameysay Dowladda Farmaajo Labadii Sanno Ee Ay Jirtey
- Mar 21, 2019
 Machadka Daraasaadka ee Heritage ee fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray warbixin uu ...
MUUQAAL:-Maamulka Xeraale oo ka hadlay weerarkii lagu soo qaaday
- Mar 21, 2019
https://www.facebook.com/abdikariin.bulxan/videos/2224956880901596/